tirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tir. ld tiris², tirniin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tir

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ray, rtay)

Macnaha:

  1. 1. Wax muuqooda baabi'in. 2. Ka t.: wax wasakh ka sifayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tiris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tirin.
  2. ld tirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tirniin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur