toorrey
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-yo, m.l)
Macnaha:
- Mindi af godan leh oo labada dhinac wax ku goysa, caarad dhuuban, daab xardhan oo gees ama caag ka samaysan iyo gal leh oo raggu qaato. ld toorri.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

