tusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Humri kulul oo dhaca waqtiga kulaylaha; hogo.1. Cid wax farta ugu fiiqid. 2. Is t.: laba qof isu keenid.+Ku dar▲0▼0
hogoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Roobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dhasha.Nafley meel is tubid.▲0▼0