tuugQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(tuug, m.dh) Nin wax xadid caadaystay.Wax baryo lagu keenay.Wax baryid; yaboohsasho.
yaboohsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg yaboohso. ld yabooh-sad, yaboohsi.