hamQaabnax: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine IdeophoneMacnaha:H. dheh/ h. siin: cod lagu muujiyo cantuugo aad u weyn samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ha') Xarafka siddeedaad ee farta soomaaliga, ahna shibbane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0