tuugid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tuug². ld tuugmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tuug

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (tuug, m.dh) Nin wax xadid caadaystay.
  2. Wax baryo lagu keenay.
  3. Wax baryid; yaboohsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tuugmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tuugid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur