Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld tuur¹.
ld tuur³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1
Isrogrogga: (-ray, -rtay)
Macnaha:
1. (f.g) Wax gacanta ku gamid. 2. (f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.
1. Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada. 2. Wax meel ta tuuray qaabkiisa. ld tuul¹.
1. Kurus. 2. Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.
Wax meel tubid. ld tuul².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur