buur
Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Isrogrogga: (-rar/-ro, m.l)
Macnaha:
- 1. Wax sida dhagax ciid iwm oo inta la is-dul-saaray dhulka ka yare kacsan. 2. Cuf dhul ah oo in door ah ka sarreeyo dhulalka ku wareegsan kana joog dheer gunbur.
- 1. Wax sida ciid, dhagxaan iwm meel tuurid. 2. Afka b.: caro darteed la aamusid (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

