uriQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Wax urkooda dareemid. 2. Wax qurmin. Tus. “Kalluunkii bakhtiyey baddii buu uriyey”.