uri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax urkooda dareemid. 2. Wax qurmin. Tus. “Kalluunkii bakhtiyey baddii buu uriyey”.