uuree

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Macnaha:

  1. 1. Uur u yeelid (siiba naag aan la qabin). 2. Uuro kicin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur