Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld waalid¹.
waar². ld waaris.
Soo w.: badeeco dibadda ka keenid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-diin, m.dh)
Macnaha:
Laba qof oo wax dhashay waxa ay ilmahooda u yihiin. ld waarid.
eeg waal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur