waar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rar, m.l)

Macnaha:

  1. Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914, mitir.
  2. ld waryaa.
  3. 1. Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan. 2. Wax muddo dheer jirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waryaa

Qaabnax: Urur Jagaale | Collective Ordinal

Macnaha:

  1. (w. waryaaya) Erey lala hadle labood ah dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld ar, aryaa, waar, war³, waryee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur