abaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld abaabid.1. Ku a.: muddo dheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid. 2. Duugoobid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
duugoobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg duugow². ld duugow¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
abaabidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg abaab². ld ababid. ld abaab¹, abaabis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0