wado

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-atay, -adatay)

Macnaha:

  1. 1. Xoolo, dad, gaadiid iwm kaxaysasho. 2. Hawl la qabanaayey sii fulin.