wareegid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wareeg². ld wareeg¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wareeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Socod aan dan la lahayn. 2. Socod aan toos ahayn; leexad; weecad; laabad.
  2. (xis.) Wadarta dhererada iyo dhinacyada shaxan jomatari.
  3. 1. (f.g) Meel macno la'aan u socosho. 2. (f.mg) Ka w.: wax ka leexasho. 3. (f.mg) Ku w.: wax kormeerid. 4. (f.mg) U w.: meel u beddelasho (qof). 5. (f.mg) La w.: xil ama alaab iwm cid ka guddoomid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur