waryaaQaabnax: Urur Jagaale | Collective OrdinalMacnaha:(w. waryaaya) Erey lala hadle labood ah dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld ar, aryaa, waar, war³, waryee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
arQaabnax: Urur Jagaale | Collective OrdinalMacnaha:ld waryaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aryaaQaabnax: Urur Jagaale | Collective OrdinalMacnaha:(aryaadha) ld waryaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
waarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914, mitir.ld waryaa.1. Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan. 2. Wax muddo dheer jirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
warQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:1. Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego. 2. Hadal.Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.ld waryaa.Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
waryeeQaabnax: Urur Jagaale | Collective OrdinalMacnaha:ld waryaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0