Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg xaadi.
Lamidka: xaadi
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid.
Lamidka: tifaftirid, salaaxid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur