xallin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xalli².
  2. eeg xalli³. ld xallis.

xalli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Maaro.
  2. Mushkilo ama mas'alo xal u helid.
  3. Nafley ama dad si saf ballaaran ah u socosho.

Lamidka: Maaro

xallis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xallin².