xalliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Maaro.Mushkilo ama mas'alo xal u helid.Nafley ama dad si saf ballaaran ah u socosho.Lamidka: MaaroSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
maaroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Tab mushkilad lagu xalliyo. 2. Awood; karti; tamar. 3. Jid khatar ah.ld maado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00