xeero

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Weel godan oo qori ka samaysan oo cuntada lagu rito.
  2. (muus.) Qaybta kordhisa codka shareerada oo ka samaysan xeero qori ah oo harag ari ku daboolan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur