xiroQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Macnaha:1. Wax xarig iwm ku qabsasho. 2. Cid xabbisasho. 3. Albaab, dariishad iwm qataarasho. 4. Haweeney mehersasho. 5. Dhar lebbisasho. 6. Salaad ama soon gelid. 7. Ku x.: qof kale imaam ka dhigasho. 8. Ku x.: markab, doon iwm marso tegid.