yaraanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Carruur hooyo wada dhashay midka ugu dhalasho dambeeya; guradambeys.eeg yar³. ld yaraansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
yarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ryar, m.l)Macnaha:Wiil da' yar.Gabar da'yar.1. Wax da'diisu yartahay ahaansho. 2. Wax tiradoo-da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan-sho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
yaraanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg yarow. ld yaraan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00