yaraansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg yarow. ld yaraan².

yarow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-raaday, -raatay)

Macnaha:

  1. Wax yaraaday noqosho.

yaraan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Carruur hooyo wada dhashay midka ugu dhalasho dambeeya; guradambeys.
  2. eeg yar³. ld yaraansho.