Afuufo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Neef afka, ama wax kale, laga sii daayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afuufo ↴
buun | firimbi | foori | foori | kafuufo | koox | malkad | siimbaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg