Foori

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.

Foori

Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-ryay, -iday/isay; -ryi)

Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foori

balwo | firimbi | foorid | fooridhiileyn | fooridhiille | fooridhiillee | fooriggaalle | fooriggaallee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg