Bayaxaw
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xiddigta u dhexeysa garbo iyo gudban. 2. Meel bannaan oo aan dhir lahayn. 3. Qof ama xoolo falxad ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bayaxaw ↴
garbo | gudban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg