Gudban
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xiddig u dhexeysa bayaxawda iyo libcasta. 2. Naag madax adag.
Gudban
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax babac u yaal ahaansho. 2. Ku g.: wax, wax kale ku aaddan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudban ↴
xaglo-talantaali | bannee | bayaxaw | cirifayn | feyd | gal-dayax | gudbanaan | gudbanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg