Site icon Qaamuus

ereyga

Bulukeeti

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Saddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamiito la isku qasay oo guryaha lagu dhisto; jaajuur.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bulukeeti

jaajuur | madar | shamiinto | shawlax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version