Shamiinto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Budo marka lagu qaso ciid, nuurad iwm dhagxanta, bulukeetiyada iwm ee wax lagu dhisayo la iskula qabto.

Shamiinto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(jool.) Iskujir budaysan oo ka kooban silikeytyada iyo luumineytyada kaalsiyam, kaas oo ka samaysmay didib (CaCO3) iyo dhoobo la isku kululeeyey ka dibna la ridkay. Marka lagu qaso biyaha, waxa dhaca falgallo; kuwaas oo sameeya adke adag oo alluumiinno silikeyt ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shamiinto

haan | dar | gidaar | shamiintee | shub | shub | sibir | sibiree |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg