Madar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Tooxo yar oo buuro u dhexeysa. 2. Nooc bulukeetiga ka mid ah oo ka samaysan dhoobo iyo caws la isku qallajiyey.

Madar

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

ld madal¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madar

almadar | madal | muraayad | xushmadarro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg