Buub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. B. ah: rati marka la raro dida. 2. ld buubid.
Buub
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Rati raran didid. 2. Dayaarad, shimbir iwm duulid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buub ↴
xabuubane | buubaal | buubaal | buubaalid | buubi | buubid | buubin | buubis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg