buubis
(m.l)ld buubin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buubis ↴
buubin [m.f.dh]
eeg buubi. ld buubis.
shiraac [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Maro weyn oo adag qaabab badanna loo yeelo oo lagu xiro dakhalka doonyaha, oo marka dabayshu buubiso doonyaha hore u wada. 2. Dhar adag oo qallafsan lagana dhigto darbaal iyo teendho. ld shiraaq.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg