Site icon Qaamuus

ereyga

Caanaddiiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).

Caanaddiiq

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caanaddiiq

caanaddiiqid | caanaddiiqis | caanateel | caanateel | caanateelid | caanateelley | caanooley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version