Cimil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Meel loogu dhuunto ugaarta marka la doonaayo in gaadmo lagu dilo. 2. Dhismo yar oo dulduleelo wax laga toogto leh, oo cadawga loogu gabbado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cimil ↴
da'aa | kaadidhiig | oomane | oomane-u-eke | boodsol | cilmi haweed | cilmiga cimilada | cimilada baddadhexe | cimilada lamaddegaanka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg