Da'aa

Qaabnaxa: m.l (c.cimi.) Isrogrogga:

Sida cilmiga cimiladu uu sheegayo, waa biyaha qaabkoodu dareere ama adagyahay, oo dhulka uga yimaada xagga gibilka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga da'aa

da' | da'aa | da'aad | yaare | darroor | lixkor | samalaha | seermaweydo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg