Dhacan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-cmo, m.l)Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.
Dhacan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)La dhacay; xoolihii laga qaaday.
Dhacan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)Qof la dhacay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhacan ↴
burcad | dhacmid | dhacnaan | qaldhacan | Iswiidhan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg