Site icon Qaamuus

ereyga

Hakad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Joogsad yar oo wax soconayey sameeyaan. 2. Astaan qoraal oo kala qoqobta ereyada iyo weeraha. 3. ld hakasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hakad

waabi | taddawur | astaamayn | dareeri | dhakad | hakad-wadneed | hakasho | shakad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version