Site icon Qaamuus

ereyga

Jaamacad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Xarun waxbarasho oo cilmi sare laga barto una qaybsan kulliyado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaamacad

jaamici | doktoor | kulliyad | machad | qalinjebi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version