Site icon Qaamuus

ereyga

Raacdo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Ciidan laga daba diro ciidan wax laayay ama dhacay.

Raacdo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qof wax lumay raadintooda ku hawlan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raacdo

eber | burocaanood | daalac | kelli | nooli | socod iskudubbaridan oo fudud | sufur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version