Site icon Qaamuus

ereyga

Xuddun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-umo, m.l)

1. Godka yarka ah oo caloosha bartankeeda ku yaal. 2. Hab waalidku carruurtiisa wax xoolo ah, u siiyo (ilmaha dhashay xuddunta laga gooyo baa neefka la siinayo loogu xiraa; xuddunxir).

Xuddun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(jool.) Badhtamaha dhulka ee ka hooseeya carro-jiifka dhulka, hexroorkii-suna yahay 6900 oo mitir, oo leh cufnaan sare, kana kooban nikal iyo xadiid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuddun

xalus | carrojiif | culays | dhab | dhexroor | gacan | isle'eg-kubbad | wanqar | xoog xuddun ujeed | xoog-xuddun-ka-jeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version