Culays
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xoog walaxda u jiidaya. ld cuslaan.
Culays
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)(fiis.) Xoogga uu dhulka ku soo jiidanayo walax ayaa ah culeyska walaxdaas. Culeyska walax waxa lagu helaa mg. taasoo culeysku ku xiran yahay hadba inta uu u jiro xuddunta dhulka. Waxa astaan u ah (w), halbeeguna waa niyuutan (N).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga culays ↴
xagaldaac | baari | baari | biti | cabbir | cabbir | cadaadis-beege | cadaadis-gibileed | canaab | culaabi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg