Dhab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).

Qardhabisa*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

dhabaq*

halaysan, la wasakheeyay.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

geedo u sameysan sida tiirarka oo lagu dahaaro afka hore ee qabriga inta aan ciida lagu aasin 

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhab

udo | daacad | faan | caado wareer | jaal | naanays | naanays | qaadaadhig | waalli | waddee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg