Aabee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)1. Cid qaddarin ama tixgelin siin. 2. Weel asal iyo xaydh marin, si uusan biyaha, caanaha iwm u habin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aabee ↴
aabayn | jaabajaabee | xaabee | jaabee | baabee | alaabee | culaabee | dadaabee | duud-dhadhaabeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg