Aaddan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:eeg aadaan¹. aadaan
Aaddan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-damay, -dantay)eeg aadaan². aadaan
Aaddan
Qaabnaxa: f.g.mg4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. (f.g) Is aa.: laba nafley wax da'da ama xoogga iska le'eg ahaansho. 2. (f.mg) Ku aa.: wax, wax kale ku beegan ahaansho. Tus. “Guriga Cali wuxuu ku aaddanyahay Baar Ubax”. 3. (f.mg) Ku aa.: wax, wax kale muuqaalkooda isku gudbay ahaansho. 4. (f.mg) Ku soo aa.: wax la filayo in uu meel yimaaddo ama ku dhaco waqti go'an ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aaddan ↴
aadaan | aadaan | aaddanaan | aaddanaansho | qaabbilsan | kaalin | kaalin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg