Qaabbilsan

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Qof wax u qaybsan ahaansho. 2. Wax, wax kale ku aaddan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaabbilsan

qaabbilsanaan | qaabbilsanaansho | afyaal | boliis | carrab | ciidan | dabdamis | farbarasho | gaashaandhig |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg