Aafo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Dhibaato weyn oo abaar, cudur ama colaadi ay keentay oo guud ahaan u saameysa nafley badan; dhibaato aad u weyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aafo ↴
aafee | aafeysan | aafoobid | aafow | xaafood | gaafo | gaafo | gaafootamid | gaafootan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg