Adi
Qaabnaxa: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent Isrogrogga:ld adiga.
Inaba caadi ma aha*
aad ugu bogid. ka helid . la yaabid Bandhigii Suldaan Seeraar inaba caadi ma ahayn xalay
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Tabadiin*
Tuunada Tabadiin (yellowfin Tuna) waa nooc ka mid ah tuunada (Tuna) oo laga helo biyaha caaryada ah ee kulaalayaasha iyo badaha kulaala hoose ee adduunka oo dhan.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adi ↴
aadi | aadid | aadimo | aadin | aadiraac | faadid | faadir | haad-haadid | kaadi | kaadi dhiigow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg