Adkaysi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhibaato hawl, xanuun, dhabar'adayg u lahaansho; dulqaad. 2. ld adkaysasho.
Adkaysi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Awoodda difaaca jirka: waa cabbir adkeysanka jirka uu cudurrada u yeelan karo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adkaysi ↴
daaddeg | adkaysan | adkaysasho | adkaysiinyo | adkaysin | adkayso | ayro | cabban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg