afarqaad
(m.l)

1. Orod xawli ah oo addimada hore iyo kuwa dambe kuwaba mar la qaadayo. 2. Wax muggiisu qaado afar shay.

afarqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Afar addinle orod dheer oo si talantaalli ah labada addin oo hore iyo labada dambe la qaadayo samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afarqaad

afarqaadid [m.f.dh]
eeg afarqaad². ld afarqaad¹ (1), afarqaadis, afarqaadlays, afarqaad.

afarqaadis [m.dh]
ld afarqaadid.

afarqaadlays [m.l]
ld afarqaadid.

afarqaadle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
ld afarqaad¹.

afarqaadleyn [m.dh]
ld afarqaadid.

facle [m.l]
1. Orod afarqaadle ah oo aan xawli dheer lahayn oo ay ugaarta iyo xooluhu sameeyaan marka ay barwaaqaysanyihiin. 2. ld faclayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg